HMC

Dayah Digital Marketing

Marketing agency in Mogadishu

Updated: March 01, 2024 09:48 AM

Dayah Digital Marketing is located in Mogadishu (Capital of Somalia), Somalia. It's address is 28R7+P92 Makka Al-Mukarama, Muqdisho, Somalia.

28R7+P92 Makka Al-Mukarama, Muqdisho, Somalia

dayahmarketing.business.site

Check Time Table for Dayah Digital Marketing


Monday8 AM to 4 PM
Tuesday8 AM to 4 PM
Wednesday8 AM to 4 PM
Thursday8 AM to 4 PM
FridayClosed
Saturday8 AM to 4 PM
Sunday8 AM to 4 PM

Questions & Answers


Where is Dayah Digital Marketing?

Dayah Digital Marketing is located at: 28R7+P92 Makka Al-Mukarama, Muqdisho, Somalia.

What are the coordinates of Dayah Digital Marketing?

Coordinates: 2.0417597, 45.3134014

Dayah Digital Marketing Reviews

Ali Haydar
2020-06-06 09:48:38 GMT

Thnak you Sodmac digital u really help us alot and we are thankful for your professional support and good quality. Thank you once again.

Mohamed Abdirahman
2020-06-06 13:44:48 GMT

The Best place to find digital marketing service

Mohamed Mahad Salad
2020-04-17 07:37:10 GMT

they provide search optimization service which is new to the country

Eng Sayyid Ali
2020-07-06 06:29:49 GMT

The Best Internet Marketing Agency in Somalia. i like it!

Abdulkadir Okay
2020-04-17 07:17:40 GMT

Because they prodive us with online marketing service.

Somali Weyne
2020-09-19 19:04:31 GMT

Thanks Google map

Cabdifataax Imaam (Fitah252)
2020-06-05 18:23:31 GMT

Sodmac waxaan ka faa'iiday culuum iyo aqoon waxtar u leh nolol maalmeedkayga iyo shaqadayda. Adeegyada aan ka helo waxaa ka mid ah duruus la xiriirta hab qorista xirfadaysan (copywriting). Waxay aqoon durugsan u leeyihiin technology-yadda gaar ahaan digital marketing, google ads iyo social media-ha. Waxaan ku talinlahaa in ay ka faa'iidaystaan dadka danaynaya suuqgaynta cariga ah (digital marketing).

Sadia Mohamed Ali
2020-04-26 15:43:22 GMT

Waad mahadsan tihiin Sodmac Digital Marketing. Waxaan islee yahay doorashadu igama qaldamin markii aad iga caawiseen inaan businesskeyga kasoo muuqdo Google ka. waxaan rajaynayaa inaan noqdo macaamil idin ku xiran
mahadsanidiin.
#Digital #Marketing

Abdisatar Arabow Ibrahim
2020-06-15 12:15:06 GMT

Sodmac Digital Marketing (SDM) Waa Shirkad Qiimo baddan oo ku Wanaagsan Suuq Geynta Casriga ah, waana fursad mudan in aad looga faa'iidaysto , Waxaa aad ugu amaanayaa Aasaasayaasha Adeegaan cusub dalka ku soo kordhiyeen.
Mahadsanidiin
Ing,Cabdisatar Carabow

Mohamed Hussein Mentalist
2020-06-20 10:20:38 GMT

Hadalkiina iyo howsha aad qabatiin waa isleeyihiin, waxaan ku talinaa dadka daneynayaa suuqgeynta hala soo xiriiraan Somali digital marketing company

Abdifatah Hussein Mubaarak
2020-06-20 10:35:34 GMT

Shirkadda Waan ammaanayaa akhyaarta wadana waan ku kalsoonahay shaqadooda iyo kartidooda. Waxaaan kamid ahay macaamiishiina aadka idin kula dhacsan.mahadsanidiin.

Halima Sheikh Ismail
2020-04-19 14:24:12 GMT

shirkadaan adeegyada ay bixiso waa adeegyo wadanka ku cusub oo soo jiidasho leh, waxaan si gaar ah ugu amaanayaa adeega SCO,ganacsatada anigoo kala ah waxaan kula talin lahaa inay ka faaidaystaan adeega ay bixiso shirkadaan .

Mfaanaaye Cabaas
2020-06-16 09:32:11 GMT

Sodmac waxey ii qabatay adeeg tayo leh, waxanaa leeyahay horay u wadad horumarka aad kusoo kordhisay dalka

saalix 114
2020-06-09 06:55:26 GMT

Sodmac Digital Marketing waa shirkad ka shaqeysa howlo ganacsigaaga kor u qaadaya, waa taageersanahay

Abdullahi Nor warsame
2020-06-20 08:36:39 GMT

Adeeg cusub oo suuqgeyn ayaad soo northern bassoon u maleynayo in at wax badan kusoo kordhin doronto ganacsiga soomaaliyeed

Alinasir Abdulwahid
2020-05-26 11:44:38 GMT

Well, waa shirkad aad iyo aad loogu baahnaa Adeegeeda, Waxana ka mid ahay Customer keeda

Zakaria Ahmed Mohamed
2020-06-20 08:34:04 GMT

Adeegyo cusub baa soo gordhiseen waana ku mahadsantihiin horeyne usii socda.

Amiin Ali Osman
2020-04-18 17:08:44 GMT

Sodmac waa shirkad aan aad ugu qancay howlaha ay bixiso

Abdi Haji
2020-06-09 06:48:39 GMT

Sodmac Digital Marketing waan howlaha ay qabato waa muhiim

Mohamed Yare
2020-05-14 20:58:41 GMT

Aad iyo aad ayaad u mahad san tuhiin sodmac team howsha aad umada u heysaan

Write a review of Dayah Digital Marketing


Dayah Digital Marketing Directions
About Mogadishu
Capital of Somalia

Mogadishu, locally known as Xamar or Hamar, is the capital and most populous city of Somalia. The city has served as an important port connecting traders across the Indian Ocean for millennia, and has an estimated urban population of 2,610,483. source

Top Rated Addresses in Mogadishu

Addresses Near Mogadishu